Xilafur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xilaha la qabo oo si sharci ah loo sii daayo, loo furo; dalaaq. 2. Dhaar lagu dhaarto in xilaha la furayo.
Xilafur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xilo ku dhaarasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xilafur ↴
xilafurid | xilafursii | xilafursiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg