Xilo

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Haweenka la qabo; oori; afo; maranti; naag.


Xilo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ishay, -ilatay)

U x.: wax dan moodid; wax u iilasho, wax u eexasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xilo

xilasho | xiloodi | xiloodin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg