Xiniin-xolac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka xiniinyaha wuxuu keena xanuun, casaan iyo barar maqaarka xiniin-yaha waxaana wehelin kara halaamacoodka dhuumaha shahwada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiniin-xolac


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg