Xirxiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

1. Cid wax safar u diyaar ah ahaansho. 2. Qof aan furfurnayn ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirxiran

qaad | sadaq | xirxirnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg