Xisaabiye
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)Qof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed ama mashruuc.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xisaabiye ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

