Xisaabtan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld xisaabtamid.


Xisaabtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Laba dhan xisaab meel isla dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xisaabtan

xisaabtamid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg