Xiskimi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Neef geel ah oo irmaan xiskin gaarsiin. ld xigsimi.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiskimi

xigsimi | xigsimid | xigsimin | xiskimid | xiskimin |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg