Xolod
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Jirrid weyn oo qallalan oo labada af mid dab ka baxayo. Qori dab leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xolod ↴
xolodho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

