Xoodnaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg xoodan². ld xoodnaan-sho, xoodsanaan, xoodsanaansho.
Xoodnaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhakhsaha isbeddelka ee jihada xood halka bar gaar ahaneed ee xoodkaasi. 2. Rogaalka gacanka goobada, taas oo, si aad ah ugu ekaaneyso xood halka bar la isa siiyey.
Xoodnaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(xis.) Summad k. Dhaqsaha isbeddelka ee tiirada taabtaha ee xood, marka loo eego fogaanta ku dhereran xoodka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoodnaan ↴
cabbir-dhuleed | gacan xoodnaan | xoodnaansho | xoodsanaan | xoodsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg