Xoogee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

Wax xoog leh ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoogee

xoogeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg