Xooladhaqato

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo-da. ld xoolaley.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xooladhaqato

xoolaley |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg