Xoolee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Weel, dhig iwm asal, xayr iwm marin si loogu dhaqmo. 2. Cid xoolo u uruurin. 3. Godadka jarta, shaxda iwm dhagxaan ku ridid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoolee

aglool | asal | xoolayn | xoolaysan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg