Xoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Laxle. 2. Koox.

Xoon

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya-waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur-ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.

Xoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Wadajir, wax ama meel isugu soo ururid, isu soo tuurid; shamuumid; heemasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoon

duud | lax | laxle | qurxoon | qurxoonaan | qurxoonaansho | shamuumsan | tiil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg