Xoonsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.
Xoonsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xoonsan ↴
duud | shamuumsan | xoonsamid | xoonsanaan | xoonsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg