Xubbul-yeeg

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min hal dhibic ku leh. ld yeeg.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xubbul-yeeg


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg