Xuddunxir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Xoolo la siiyo ilmo markaa dhashay.


Xuddunxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ilmo markaa dhashay xoolo siin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuddunxir

xuddun | xuddunxirid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg