Xundhur-bakteeriyeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur ku dhaca xiidmaha oo uu keeno bakteeriyaha loo yaqaan shigella, waxaana laga qaadaa cunnada iyo biyaha aan nadiif ahayn oo ay gaadhey saxaro qof cudurkaas qaba. Astaamihiisa waxaa ka mid ah shuban, lallabo, casiraad, qandho oo ilaa todobaad socdaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xundhur-bakteeriyeed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg