Xuub-balaasmeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(baay.) Xuubka badh habaha ah ee sameeya xadka dusha ee unugga. Xuubka badankiisu wuxuu ka samaysanyahay borotiinno iyo dufan. Wuxuu joogteeyaa walxaha gelaya iyo kuwa ka baxaya unugga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-balaasmeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg