Xuub-maskaxeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bab.../-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Saddexda xuub ee ka sameeysan sooh xiriiriye oo hoos kaga dahaaran lafta madaxa iyo godka laf-dhabarta, waxayna daboolaan maskaxda iyo xangullada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-maskaxeed


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg