Xuub-wadneed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(c.nafl.) Dhinaca lafdhabarleyda, xuub qoyan oo sameeya gidaarka moqorka kalka wadnaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuub-wadneed

holac-xuub-wadneed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg