Xuubka saynuufiyal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)(c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xuubka saynuufiyal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg