Yabaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Waxyaalo dadka wadaaddada qaba loo sameeyo, waxayna u dhexaysaa “saagootiga” iyo “ruqsada” (wadaaddo; fiqibburaale).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yabaro ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg