Yagleel

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

ld yagleelid.


Yagleel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

1. Xero ama deyr si ku meel gaar ah u samayn. 2. Labo qof oo is guursanaaya guri u dhisid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yagleel

yagleelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg