Yaleex
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dabayl ka kacda miyiga oo cabsigelisa qofka keligiisa socda. 2. ld yalax. Timo dad oo aad u jilicsan, sida yixda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaleex ↴
yix |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg