Yamays

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(bot.) Dhul weyn oo wareegsan oo go'ay oo salkiisu fogyahay oo inta badan biyo galaan, sida kan Gaalkacyo ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yamays


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg