Yaris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Ugaarta qaybteeda yaryar sida calakudda, sagaarada iwm. 2. Cawska jaad ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yaris ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg