Yeeg-bidooh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bidooh

dooh-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg