Yeeg-bijoohaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar-biyeeg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg-bijoohaar

joohaar-biyeeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg