Yibir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof ka tirsan beesha loo yaqaano Yibro.


Yibir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Haweenay aad u hunguri xun.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yibir

qaad | untiye | yibirnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg