Yoofil

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yoofil

yoos |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg