Yookee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-keeyay, -kaysay)

1. Xoolo addimo ka xirid. 2. Xoolo geed ku qabbirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yookee


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg