Yuurur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.
Yuurur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yuurur ↴
yoxoob | yuururid | goocaac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg