Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
garaadxumaansho  ld garaadxumaa.
garaadxumi  ld garaadxumaa.
garaadxumo  Garasho iyo caqli gaabida cidi ku sugantahay. ld garaad-xumaa.
garaadxun  Wax aan caqli ku filan lahayn ahaansh.
garaadyar  Qof caqli yar ahaansh.
garaadyaraan  eeg garaadyar. ld garaadyari, garaadyar.
garaadyari  ld garaadyaraa.
garaadyaro  ld garaadyaraa.
garaadyeelad  Fil wax lagu kala garto gaarid. ld garaadyeelash.
garaadyeelasho  ld garaadyeelaa.
garaaf  (xis.) Jaantus muujinaya xiriirka ka dhexeeya laba tiro ama laba xaddi. Waxa la adegsadaa dhidibbo iyo kulann.
garaam  ld garaamm.
garaam atam  eeg moo.
garaam-isudhigan  (xis.) Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamy.
garaamme  1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.
garaammo  1. ld garaamme. 2.ld garoome.
garaammurux  Waxyaalo aan isku midab ekayn oo isku darsamay oo midab hor leh oo isku googoo'an yeeshay. ld galaammuru.
garaan  ld garaamm.
garaangar1  ld garangar. garaangar2  ld garangar. garaangari  ld garangar.
garaangarid  ld garangari.
garaangarin  ld garangari.
garaangaris  ld garangari.
garaangir1  ld garangar. garaangir2  ld garangar. garaangiri  ld garangar.
garaangirid  ld garangari.
garaangirin  ld garangari.
garaangiris  ld garangari.
page : 35 of 102
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>

 

Exit mobile version