Garaam-isudhigan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo ..., m.l)

(xis.) Culays isudhiganka walaxi leedahay oo lagu tibaaxay garaamy.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garaam-isudhigan

caadinnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg