Garaamme

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garaamme

garaammo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg