garaammo
(m.l)1. ld garaamme. 2.ld garoome.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaammo ↴
garaamme [m.l]
1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg