lingaxan ld ningaxan.
lingaxasho ld ningaxasho.
lingaxnaan ld ningaxnaan.
lingaxnaansho ld ningaxnaan.
lingaxo ld ningaxo.
lingixid ld ningixid.
linnaan eeg liman. ld linnaansho.
linnaansho ld linnaan.
liq Cunto ama cabbitaan jadiinka marin. ld laq.
liqdaar1 Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. liqdaar2 Si aan dhaqdhaqaaq lahayn u istaagid. ld isliqdaar. liqdaaran Wax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
liqdaarid eeg liqdaar².
liqdaarnaan eeg liqdaaran. ld liqdaarnaansho.
liqdaarnaansho ld liqdaarnaan.
liqdin In cunno ama cabbid ah oo mar hunguriga la mariyo.
liqid eeg liq. ld laqid.
liqmo 1. Wax hal mar la liqi karo. 2. Dheef aad u yar.
liqsan 1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.
liqsanaan eeg liqsan. ld laqsanaan, laqsanaansho, liqsanaansho.
liqsanaansho ld liqsanaan.
liqsii Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.
liqsiin eeg liqsii. ld laqsiin.
lis1 1. Caano markaas la lisay. 2. Wax kastoo caano ama dhacaan leh sida xabagta iyo cinjirka iyo dhiinka miraha, oo la soo tuujiyo. 3. ld lisid. lis2 1. Caano maalid. 2. Mindi af u yeelid. lisad ld lisasho.
lisan1 1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho. lisan2 1. Xoolo irmaan wax la lisay ahaansho. 2. Mindi wax af loo yeelay ahaansho. lisasho eeg liso. ld lisad.
lise Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo. ld lisin.
page : 35 of 46
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>