Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
sardho  Hurdo yar.
sardiin  Huduf; baaqe. sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
saree  1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).
sareedaan  Jikada doonyaha iyo maraakiibta.
sareedayn  eeg sareedee.
sareedee  Cid barwaaqayn (Ilaah).
sareedo  Barwaaqo.
sarfe  (nax.) Daraasadda qawaaniinta ku salaysan dhismaha ereyada xagga samay-sankooda iyo xagga isrogroggooda.
sargaal  1. Qof madax ah oo maamul dawladeed haya. 2. Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
sargaan  Ul yar oo dhuuban. ld sarwaan.
sargad  Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
sargadayn  eeg sargadee. ld sergedeyn.
sargadaysan  Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.
sargadaysnaan  eeg sargadaysan. ld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.
sargadaysnaansho  ld sargadays-naan.
sargadee  Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee.
sargaf  Hilib saafan oo la dubay; naas.
sargo'  Ku s.: wax, wax kale la jin ah noqosho.
sargo'an  Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
sargo'i  Ku s.: wax, wax kale la jin ah ka yeelid.
sargo'id  eeg sargo'.
sargo'in  eeg sargo'i.
sargo'naan  eeg sargo'an. ld sargo'-naansho.
sargo'naansho  ld sargo'naan.
sargoo  Ku s.: wax, wax kale cabbirkiisa la ekeysiin.
sargoosasho  eeg sargooso.
sargooso  Ku s.: wax, wax kale ku jimaysasho.
sargoyn  eeg sargoo. ld sargoys.
sargoys  ld sargoyn.
sarid  eeg sar². ld sarniin.
page : 36 of 118
<< < 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 > >>

 

Exit mobile version