Saddex-madaxle

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Muruq saddex madax leh, gaar ahaan saddexsuullaha cududda oo ku yaal cududda xaggeeda dambe wuxuuna fidiyaa dhudhunka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-madaxle


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg