Saree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saree

ubaxley | ansareer | ansareeri | ansareerin | barahaman | dubduleed | dub-sare | geeti | heerkul qiirqiir | musareed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg