dhadhan (2) 1. Wax dhadhankooda carrabka ku garasho. 2. Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen², dhandhan², dhandhen², dhedhen².
dhadhansad ld dhadhansasho.
dhadhansasho egg dhadhanso. ld dhadhansad, dhadhansi, dhadhensad, dhadhensasho
dhadhansi ld dhadhansasho.
dhadhansii Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
dhadhansiin eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
dhadhansiis ld dhadhansiin.
dhadhanso Wax dhadhankooda macaansasho. ld dhadhenso, dhandhanso, dhandhenso, dhedhenso.
dhadhemi ld dhadhami.
dhadhemid ld dhadhamid.
dhadhemin ld dhadhamin.
dhadhemis ld dhadhamin.
dhadhemo ld dhadhamo.
dhadhen (1) ld dhadhan¹.
dhadhen (2) ld dhadhan².
dhadhensad ld dhadhansasho.
dhadhensasho ld dhadhansasho.
dhadhensi ld dhadhansasho.
dhadhensii ld dhadhansii.
dhadhensiin ld dhadhansiin.
dhadhensiis ld dhadhansiin.
dhadhenso ld dhadhanso.
dhadhiin Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
dhadi ld dhagi.
dhadid eeg dhad. ld dharid.
dhadmmaasnaansho ld dham- maasnaan.
dhado (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
dhaf 1. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid. 2. Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.
dhafaag Budo hoore lagu qasay oo aan jilicsanayn. ld dhafaaq.
dhafaaq ld dhafaag.
<< < 361 362 363 364 365 366 367 368 369 370 371 > >>