dhadhansii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Qof dhadhamo siin. ld dhadhensii, dhandhansii, dhandhensii, dhedhensii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhadhansii ↴
dhadhansiin [m.f.dh]
eeg dhadhansii. ld dhadhansiis, dhadhensiin, dhadhensiis, dhandhansii
dhadhansiis [m.l]
ld dhadhansiin.
dhadhensii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhadhansii.
dhadhensiin [m.dh]
ld dhadhansiin.
dhadhensiis [m.l]
ld dhadhansiin.
dhandhansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhadhansii.
dhandhansiin [m.dh]
ld dhadhansiin.
dhandhansiis [m.l]
ld dhadhansiin.
dhandhensii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld dhadhansii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg