Dhadhan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo. 2. Macaan. ld dhadhen¹, dhandhan¹, dhandhen¹, dhedhen¹.

Dhadhan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

1. Wax dhadhankooda carrabka ku garasho. 2. Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen², dhandhan², dhandhen², dhedhen².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhadhan

aaladee | qaabile-kiimikaad | ogsajiin | ajo | ash-ash | axadh | baamiye | basal | biyo | cabayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg