garcin eeg garci. ld garci.
garcis ld garci.
garco Meher la'aan uuraysasho. ld garac.
garcuneed Gar ka baxay cunaha hoostiis.
gardaad Xabad; gaaddo; laa.
gardaadi Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixi.
gardaadin eeg gardaadi. ld gardaadi.
gardaadis ld gardaadi.
gardadduub1 ld garbadduub. gardadduub2 ld garbadduub. gardadduuban ld garbadduuba.
gardadduubid ld garbadduubi.
gardadduubnaan ld garbadduub- naa.
gardadduubnaansho ld garbad- duubnaa.
gardaran Wax gardarro falay ahaansh.
gardarnaan eeg gardaran. ld gardarnaansh.
gardarnaansho ld gardarnaa.
gardarraysad ld gardarraysash.
gardarraysasho eeg gardarrayso. ld gardarraysad, gardarrays.
gardarraysi ld gardarraysash.
gardarrayso Cid gardarro ku samay.
gardarri ld gardarr.
gardarro Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.
gardarroo Ku g.: waxaan gar ahayn qof ku samay.
gardarrood eeg gardarro.
gardhalad Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysa.
gardho 1. Dhogorta geela markaa dhasha. 2. G. ah: timo jilicsa.
gardi Weel xoola lagu maalo. ld gerd.
gardiid 1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.
garduub Mayrada halka ay ka baxdo buruq macaan oo ku jirta oo la cun.
page : 40 of 102
<< < 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 > >>