Gardiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. G. ah: qof aan garta qaadan in lala garramana oggolayn. 2. Rati aan oggolayn in la hoggaamiyo. 3. Neef qof uu yaqaan mooyee qof kala uusan lisi kari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gardiid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg