Gardho
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Dhogorta geela markaa dhasha. 2. G. ah: timo jilicsa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gardho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg