garco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-caday, -catay)Meher la'aan uuraysasho. ld garac.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garco ↴
garcasho [m.f.dh]
eeg garco. ld garcad, garci.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg