khalkhalgeli ld khalkhali (1).
khalkhalgelin ld khalkhalin.
khalkhalgelis ld khalkhalin.
khalkhali ld 1. ld. khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.². Aala.
khalkhalid eeg khalkhal².
khalkhalin eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.
khalkhalsan 1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.
khalkhalsanaan eeg khalkhalsan. ld khalkhalsanaansho.
khalkhalsanaansho ld khalkhal-sanaan.
khalqi u Uun badan.
khalqid eeg khalaq.
khalwo ld khilaawo.
khamaar1 Cayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹. khamaar2 1. Khamaar ciyaarid. 2. Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar². khamaarid eeg khamaar². ld kham-maarid.
khamaas1 Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman. khamaas2 Toomman noqosho (bil). khamaasid eeg khamaas².
khamiir1 1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo. khamiir2 Badar cajiiman khamiir noqosho. khamiiri Khamiir ka dhigid.
khamiirid1 eeg khamiir². khamiirid2 (baay.) Isbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan waxyaabo nool (sida: yiist, baktiiriya, iwm). Falkaasna waxa keena insaymo. Waa dariiqada lagu diyaariyo alkoollada (sida: itanool). Marka insaymka loo yaqaan siyaameys uu la falgalo sonkoraha (sakaraydhada) ku jira istaarijka. khamiirin eeg khamiiri.
khamiis1 Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis. khamiis2 Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa. khammaar1 ld khamaar¹. khammaar2 ld khamaar². khammaarid ld khamaarid.
khamraawi Xargaha shiraaca haya midkood.
page : 42 of 73
<< < 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 > >>