Khalkhalsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khalkhalsan ↴
khalkhalsanaan | khalkhalsanaansho | qalqalsan | qalqalsanaan | qalqalsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg