Khamaas

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman.

Khamaas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Toomman noqosho (bil).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamaas

khamaasid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg